
Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo U Dirtay Bahrain Kaddib Doorashadeeda Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu hambalyeysay Baxreyn guusha ay ka gaartay doorashada xubinnimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ee sannadihii 2026–2027, kadib codbixin ka dhacday fadhiga …